KULANKA GOLAHA WASIIRADA OO MAANTA LOOGA HADLAY SHARCIGA DIFAACA QARANKA

0

 

 

 

 

 

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kulanka ay golohu yeesheen ayaa looga hadlay sharciga difaaca qaranka iyo siyaasadda daryeelka bulshada oo ay soo gudbiyeen Wasaaradaha difaaca iyo shaqada.

Shirka ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda amniga guud ee dalka, howl-gallada laamaha amnigu ay ku baacsanayaan kooxaha nabad diidka ah sida warka loo dhigay iyo qorshaha dardar gelinta sugidda amniga.

Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu socday shirku waxa uu golaha warbixin ka siiyay socdaal ay magaalada Xudur ee gobalka Bakool ku tageen wafdi uu hoggaaminayay guddoomiyaha baarlamaanka oo isugu jiray xubna ka tirsan xukuumadda iyo xildhibaanno ka socda labada gole.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here