Kulankii Baarlamaanka oo maanta baaqday

Kulan lagu waday in ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta baaqday sida ay inoo xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

Kulanka ayaa u baaqday sababo la xariira Koram La’aan.

Xildhibaanada Baarlmaanka Soomaaliya ayaa lagu waday in ay kulanka uga hadlaan xaalada dalka hada uu ku sugan yahay.

Sidoo kale xildhibaanada baarlamaanka ayaa doonaayay in ay Su’aallo weydiiyaan Guddoonka Baarlmaanka Soomaaliya.

Qolka jacaylka iyo kaftanka wanaagsan

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII