La-xisaabtan Ku Bilaawday Madaxda Iyo Shaqaalaha Dekadda Muqdisho

0

 

 

 

 

 

 

 

 

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekadda Muqdisho oo ka mid ah illaha dhaqaalaha dalka kuwa ugu muhiimsan.

Ujeedka kormeerka Wasiir Beyle uu ku tagay Dekadda Muqisho ayaa ku saabsan hubinta qaabka ay shaqada Dekadda u socoto iyo u adeegida Shacabka wax kala soo degaya Dekadda magaaada Muqisho.

“Maanta waxaan kormeer ku tagay Dakadda Muqdisho ka mid ah ilaha dhaqaalaha Dalka kuwa ugu muhiimsan, si aan u hubiyo qaabka ay shaqadu usocoto. Waxaan dul istaagay goobaha ay sida gaarka ah uga socotay shaqada iyo u adeegida shacabka wax kala soo dagaya Dakadda Magaalada Muqdisho.” ayuu yiri Wasiir Beyle.

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wado qorshe lagu dardar gelinayo laguna kobcinayo dhaqaalaha dalka,iyadoo loo marayo hagaajinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka gaar ahaan ilaha ugu muhiimsan ee dhaqaalaha dalka uu ka soo galo

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here