Maamulka Fashilmay ee Galmudug oo ku dhawaaqay Shir looga hadlaya Imtixaanadka dalka

0

 

 

 

 

 

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa si kulul waxa uu uga hadlay Go’aankii Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay ku joojisay Imtixaankii socday taas oo keentay in arday farabadan ay banaanbax dhigaan.

Agaasimaha Madaxtooyada Dowlad goboledka Galmudug Maxamed Cabdi Aaadan Gaboobe ayaa sheegay in madaxda ugu sareysa Dowladda looga fadhiyo in ay la xisabtamaan Wasaaradda waxbarshada Soomaliya madama uu sheegay in qishka uu ka baxay wasaarada dhaxdeeda sida uu hadalka u dhigay.

Isago sii hadlayay ayuu sheegay in Galmudug aysan u dul qaadan doonin in la niyad jebiyo in ka badan 30 kun oo arday oo imtixaanka u fariistay Sanadkaan.

Hadalkaan ayuu Agaasimaha waxaa uu ka shaagay munaasabad lagu xusayay 15 may Maalinta dhalinyrada Soomaliyeed oo Maanta lagu qabtay Magalada Gaalkacyo.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here