Maamulka Gobolka Banaadir Oo Saakay Dib U Furay Waddada Shaqaalaha Ilaa Wasaarada Gaashaandhiga isku xirta

 Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta ku guulestay in uu dib u furo Wado muhiim ah oo u dhaxeysa Isgoysyada Shaqaalaha iyo KPP,ee Gobolkaan Banaadir.

Wadadaan ayaa waxaa ku jarnaa dhagxaan Waaweyn iyo caro,taas oo  xeritaankeeda uu sabab u yahay dhanka amniga maadaama halkaas ay deganeed Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Masuuliyiin uu ka mid yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed iyo wasiirka amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale,ayaa Goobjoog ka ahaa furitaanka Wadadaas.

Gudoomiye Thabit oo Goobta ka hadlay ayaa sheegay in Wadadaan ay aheyd mid halbowlo ah,islamarakana ay baahi weyn u qabeen Shacabka Muqdisho.

Sawiiro

 

   

 

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII