Maamulka Hirshabeelle oo qaadacay Qodobadii kasoo baxay Shir lagu qabtay Muqdisho

0

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Shirka looga hadlaayay Arrimaha gargaarka deg dega ah,kaasi oo ka soo qeyb galeen Wasaaradaha gargaarka heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed.

Madaxwenaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa qaadacay Shirkaas iyo qodobadii ka soo baxay ee lagu qabtay Muqdisho,isagoona eedeymo u jeediyay Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Shirkii arrimaha gargaarka deg dega ah loo hadlaayay ayaa Maanta la soo gabagabeeyay,waxaana si toos ah u qaadacay maamulka Hirshabeelle.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxyooyadda Hirshabeelle ayaa u qornaa sidan:-

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here