Maamulka Koonfur Galbeed oo Xir-xirtay Siyaasiyiin uu sheegay in ay Abaabulayeen Amni darro

Wasaaradda Amniga Gudaha  Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa faah-faahin ka bixisay howlgal lagu xiray siyaasiyiin iyo dad kale oo abaabulayey falal amni darro ah.

C/qaadir C/raxmaan Cali Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Koonfur Galbeed Soomaliya  ayaa sheegay in howlgalkaas uu ahaa mid qorshaysan islamarkaana lagu qabtay siyaasiyiin badan oo haystay hub sharcidaro ah.

Waxa uu sheegay in howlgalada laga sameeyay deeganada Koonfur Galbeed Somaliya in lagu qabtay shaqsiyaad lagu tuhmaayo in ay ka qeyb qaataan falalka amniga lidiga ku ah ee ka dhaca deeganada Maamulkaas.

Dhanka kale Wasiiru dowlaha wasaaradda amniga Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa sheegay in Ciidamada amaanka Maamulkaas ay mar walba diyaar u yihiin sidii loo xaqiijin lahaa amniga deeganada Maamulkaas kadib markii ay ka dhaceen qaraxyo ay fuliyeen shaqsiyaad isa soo miidaamiyay oo ka dhacay goobo dad badan ay iskugu imaadaan.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII