Maamulka Puntland oo xil u Magacaawday Nin kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed

0

 

 

 

 

 

 

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye ku xigeenka gobolka Nugaal Cali Salaad Diiriye Faarax ayaa waxaa lagu Magacaabay guddoomiyaha Amniga iyo ganacsatada Koonfur Galbeed ee ku nool gobolka Nugaal.

Cabdiraxmaan Mukhtaar Maxamed ayaa loo Magacaabay xilkaas, isaga oo ka Shaqeyn doona Amniga iyo isku-xirka dadka kazoo jeeda deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed eek u sgean Guuda ahaan Gobolka Nugaal Puntland.

Wareegtada ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in in markii la arkay aqoontiisa iyo waaya-aragnimadiisa iyo baahida loo qabo in Cabdiraxmaan Mukhtaar Maxamed xilkaas, iyada oo Ganacsayada iyo Bulshada kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed laga dalbaday inay la Shaqeeyaan.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here