Madaxweynaha Jubbaland “Nin nin ka Adkaankaro ma jiro”

0

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay in aysan ku dhaqmeyn dastuurkii loogu tala galay in lagu dhaqo dalka.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in haddii aysan aan dastuurka lagu dhaqmin aysan jirin cidcid ka Adkaankarta.

Dowladda dhexe ayuu ugu baaqay in ay ixtiraamto dastuurka KMG ah hadii kale wixii dhaca ay qaadan doonto Mas’uuliyadda.

Waxaa uu sheegay in waxa ka socda Koonfur Galbeed ay yihiin wax ka baxsan dastuurka ,islamarkaana dowladda dhexe ay ku qaaday duullaan oo loo meel dayin.

Madaxweynaha waxaa uu intaas ku daray in ay masuuliyiinta dalku aanay war ka ahayn wixii lasoo maray iyo halka uu wadanku ka yimid taasina ay daliil u tahay sida aan khasaaro ka baydhka lahayn ee ay xaaladaha soo wajaha u maaraynayaan oo khatar ku ah dalka.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here