Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo tagay Baraawe

0

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane  Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Mudane C/qaadir Shariif Sheekhuna, Wasiiro, Xildhibaano iyo siyaasiyiin kale ayaa goordhow gaaray Magaalada Baraawe ee caasimada Koonfur Galbeed.

Garoonka diyaaradaha ee Baraawe waxaa kusoo dhaweeyay qaar ka mid waxgaradka degmada Baraawe.

Waxaa uu kulama kala duwan la qaadan doona waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda inta uu ku sugan yahay Magaalada Baraawe oo ka mid  ah Magaalooyinka ugu waa weyn maamulka Koonfur Galbeed.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here