Madaxweynaha shirkadda Uber oo is casilay

Iscasilaadda madaxweynaha shirkadda ayaa layaab ku noqotay masuuliyiinta sare ee shirkaddaIscasilaadda madaxweynaha shirkadda ayaa layaab ku noqotay masuuliyiinta sare ee shirkadda

Madaxweynaha shirkadda tagaasida ee Uber, Jeff Jones ayaa shaqada ka tagaya ka dib markii uu xilkaas hayay muddo lix bilood ka yar.

Ilo ka tirsan shirkadda ayaa BBC-da u sheegay in is casilaaddani ay tahay “mid aan la aqbali karin”.

Waxay sheegeen in Jones uu qoonsaday in shirkaddu ay qof cusub u qoranayso madaxa hawlgalada, dadka booskaas u tartamayana uusan ka mid ahayn.

Laakiin barta internetka ee Recode ee ka warranta arrimaha tiknoolajiyadda ayaa sheegtay in sababta uu Jones shaqada uga tagay ay tahay arrimaha shirkadda ku xeeran ee dumarka la xiriira iyo kuwa tacadiyada galmada ah.

War qoraal ah oo shirkadda ka soo baxay Axaddii ayaa lagu sheegay “in ay Jeff uga mahadnaqayso lixdii bilood ee uu la joogay, ayna wanaag u rajaynayso.”

BBC-du waxay fahamsan tahay in is casilaaddiisu ay u dhaqan galayso si degdeg ah.

Wararka ugu waaweyn

Mas’uul sheegay in aanu xiriir ka dhexeyn Trump iyo Ruushka

Madaxa guddiga Congresska Maraykanka u qaabilsan sirdoonka ayaa sheegay in aanu hayn caddeyn muujineysa in ay wada shaqeyn dhexmartay Ruushka iyo ololihii doorashada madaxweyne Trump ee sanadkii tegay

20 Maarso 2017

Ninkii weeraray askariga Faransiiska ah oo dhiigiisa laga helay daroogo iyo khamri

20 Maarso 2017

Nin loo xiray in uu dilay canug hal sano jira

20 Maarso 2017

Xul

Barnaamijka Falanqaynta Jimcaha ee Doodda Jimcaha

MAQAL

Barnaamijka Falanqaynta Jimcaha ee Doodda Jimcaha

Wareysi shirka iskaashiga Afrika oo Soomaaliya ka qayb gashay

MAQAL

Wareysi shirka iskaashiga Afrika oo Soomaaliya ka qayb gashay

Wareysi: Dahabshiil iyo abaalmarinta caalamiga ah ee Soomaaliyeed

MAQAL

Wareysi: Dahabshiil iyo abaalmarinta caalamiga ah

Somali

MAQAL

Abaalmarinta Caalamiga ah ee Soomaalida

Qolka jacaylka iyo kaftanka wanaagsan

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII