Madaxweyne Farmaajo oo booqday xarunta Gurmad-Qaran

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqday xarunta Gurmad-Qaran ee loogu tala galay in ay ka shaqeyso samatabixinta dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Soobe.

Markii halkaasi uu gaaray Madaxweyne Farmaajo,waxaa uu la kulmay Shaqaalaha halkaasi ka howlgalaya oo ah dhalinyaro si tabarucaad ah ku shaqeynaya.

Waxaa uu booqday qeybta qabashada telefoonada dadka raadinaya dadkooda, isaga ayaana ka qabtay oo ka qoray dadka ay raadinayeen, iskuna sheegay qofka soo wacay inuu Madaxweynaha qaranka ka diiwaan geliyey qofka uu raadinayo.

Wali waxaa Magaalada Muqdisho ka socota howlaha loogu gurmanaayo dadkii ay waxyeeladu kasoo gaartay Qaraxii Zoobe.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII