Madaxweyne Trump oo mar kale hanjabaadii ugu danbeysey u digay Waqooyiga Kuuriya

Madaxweynaha dalkan Maraykanka Donald Trump iyo dhigiisa Shiinaha Xi Jinping ayaa kawada hadlaya xaaladda halista ah ee ka dhex-taagan Waqooyiga Kuuriya iyo Maraykanka.

Trump ayaa mar kale ku celiyay digniin uu u digay Waqooyiga Kuuriya, isagoo uga digaya hanjabaad iyo talloobyin kale oo ku aadan Maraykanka, gaar ahaan in dalkaasi uu gantaalla ku tuuro jaziirada Guan, balse Trump ayaa sheegay in haddii ay taasi ay dhacdo in hoggaamiyaha waqooyiga Kuuriya uu ka shalayn doono.

“Haddii wax gaaraan ama ka dhacaan jaziiradda Guan, waxaa jiri doono dhibaato weyn, oo weyn oo gaadhi doonto Waqooyi Kuuriya.” Sidaas waxaa yiri madaxweyne Trump, mar uu weriyayaal kula hadlayay gobolka New Jersey.

Trump wuxuu kaloo sheegay in Maraykanku u ka fikirayo inuu cunaqabateynno kale oo dheeraad ah saaro dalka Waqooyiga Kuuriya

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII