Maxa dhacay kaddib aqoonsiga Qudus caasimada dadka Yahuuda & shirkii jaraa’id Trump

Madaxweyne Trump ee mareykanka shir jaraa’id ayuu caawa ku aqoonsaday magaalada barakeysan ee Qudus iney tahay Magaalo Israa’iil.

Ra’isul wasaaraha Yahuuda Netanyahu ayaa isna warsaxafadeed ku qabtay Qudus ” Waligeed ayey caasimad noo eheed Qudus sedex-kun oo sanno ayey noo eheed caasimad , dhulkii nabiyadeena iyo boqoradeena- waligeed ayey eheed rajadeena & riyadeena ee dhamaan umadda Yahuuda ee caalamka soo laabto kusoo noqda Israa’iil.

Boris Johnsan wasiirka arrimaha dibadda Uk waxu yiri waa welwel cusub.

Falastiin waxey sheegtay in dagaal ay gali doonto.

Turkiga waxa uu ku dhawaaqay shir degdeg ah oo dalalka Muslimka isugu imanayaan .

Therse May Raisul wasaaraha UK waxey tiri marna uma rarayo safaradeeda Qudus.

Shiinaha iyo Ruuska waxey ku shegeen dagaal cusub oo laga hurinayo barriga dhexe.

Falastiiniyiin carreysan oo gubay sawirka Trump.

Eeda ugu badan ee go’aankaan iyo faragalinta barriga dhexe ayaa lagu dhaleceeyay wiilka uu sodoga uyahay Trump ee Jared Kushner oo ah Yahuud iyo xitaa Trump oo asalkiisa uu ku abtirsado Isra’iil.

Marka lagareebo Turkiga ma jirto dal carbeed oo ka hadlay si toos ah arrimaha Falastiin ee Qudus.

Hussein Anteeno

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII