Maxaa ka jira in Taleefanada laga damiyay Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Su’aallo weydiinaya laamaha Amniga?

0

Kulanka golaha Shacabka oo su’aallo lagu weydiinayo masuuliyiinta hay’adaha amniga ee dalka ayaa ah mid albaabadu ay u xiranyihiin iyada oo ay goobjoog ka yihiin Wasiirka gashaandhigga,wasiirka amniga,taliyaasha ciidamada xogga iyo booliiska.

Warar lagu daabacay baraha Bulshadu ay ku kulantu ayaa lagu sheegay in taleefanada laga damiyay dhamaan xildhibaanada banaankana loo saaray shaqaalaha xarunta golaha shacabka.

Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed oo la hadlay idaacda warbaahinta ayaa been abuur ku tlmaamay wararka sheegaya in taleefanada laga damiyay xildhibaanada hase’ahatee waxa uu tilmaamay in bananka loo saaray dhamaan shaqalaha baarlamaanka.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here