Midowga Yurub oo sheegay in aysan faragalin doonin muranka Catalonia

Raisul wasaaraha Mariano Rajoy iyo madaxda kale ee Yurub

Raisul wasaaraha Mariano Rajoy iyo madaxda kale ee Yurub

Madaxwaynaha golaha midowga Yurub Donald Tusk ayaa sheegay in midowga Yurub aysan meelna uga banaaneen in ay ku lug yeeshaan dhaxdhaxaadinta arrinta Catalonia.

Waxaa uu hadalkan ka jeediyay maalinkii koowaad ee shirka wadamada Midowga Yurub .

Madaxwaynaha golaha midowga Yurub Donald Tusk ayaa sheegay in muranka ka taagan Catalonia aysan ka wadaxaajoon doonin hogaamiyayaasha midowga Yurub.

Xukuumada Spain ayaa khamiistii sheegtay in ay bilaabayso geedi socod ay kula wareegayso qaar ka mid awoodahii ismaamulka Catalonia.

Hogaamiyaha gobolka Catalonia,Carles Puigdemont,ayaa dhankiisa ku hanjabay in uu saxiixi doono madaxbanaanida gobolkaasi.

Madaxa guddiga midowga Yurub Jean-Claude Juncker ayaa sheegay in boqolkiiba shan oo kali ah la bixiyay lacagihii loogu talagalay in loogu deeqo dowladaha Afrika si loo dhimo qulqulka muhaajiriinta ka imanaysa qaarada.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII