(Mu aamarada itoobiya iyo Dhagar Qabe. Qabi dhagax

Qalbi dhagax waxa uu ku dhashay gobalka wardheer. 1963 waxa uu ka tirsanaa. 1300 ciidan jabhad ah oo la oran jiray gobanimo u dirirka. Oo lagu taba baray xerada qoriloow oo 70 km dhanka waqooyi kaga beegan muqdisho
Ciidankaas waxaa taliye u ahaa col. yusuf cali reer jigjigo ahaa. Waxa loo tababaray galista jidka . waxaa loo bixiyay dhuunqabad.
Waxaa la siiyay qoryaha loo yaqaan xakiimka


.
2004 waxaa loo tababaray. Sargaal boolis ciidanka qabaleeyda wardheer. Itoobiya Waxa uu xidig ku qaatay lansaleed. 8 sano ayuu ka tirsanaa booliska itoobiya.
Waxa uu ka baxsaday markii reerkiisa awood qeeybsiga kilinka iska dhex weeyeen.
Waxa uu Gumaad u geystay dad maato ogaadeen ah. Inta badan uu dhagaha ka jaray.
Waxa uu gubay gadiid ganacsato urarnaa.
Onlf waxa uu ka baxay 2013 markii talada kilinka ay la wareegeen saaxibadiis jabhada kula jiray. Gaalkacyo intii uu joogay waxa ka waday howlo basaasnimo iyo hurinta colaada Majeerteen iyo sacad.
Ciidanka itoobiya Waxa ay joogaan puntland nawaaxiga gaalkacyo. Galgaduud. Iyo Hiiraan.
Dowlada Itoobiya oo ka naxday taageerada ay heshay dowlada federalka . ayaa isticmaashay kaartadaan in Qalbi dhagax oo wax ka ogaay qorshahaan gaalkacyo laga soo qaado madaxda dowlada la ag dhoofiyo.
Xamar iyo xuduuda .yaa u dhaw gaalkacyo.
Baaritaanka kiiskan. amnesty international.
United nations. Interpol. IGad. Xog hoose ay heleen ayay ku cadeeyeen wanjalaad. Loo dhigay Farmaajo.

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII