Musharixiinta Soomaalida ee Mareykanka oo ardayda jaamacadaha baaq u jeedinaya

0

Iyadoo dhowr isbuuc un ay ka harsantahay doorashada golaha deegaanka iyo midka aqalka Senate-ka ayaa waxaa socda ololihii ugu dambeeyay ee ay wadaa Musharixiinta.

Doorahsada sanandkan ayaa waxaa ka qeyb qaadanaya musharixiin badan oo Soomaali ah , kuwa aoo u tartamay kuraas kala duwan. Musharixiinta Soomaalida ayaa waxaa ay iminka diiradda saarayaan sidii dhalinyarada, gaar ahaan kuwa jamaacadaha dhigta ay uga qeyb qaadan ahaayeen doorashada.

Maxamed Nuur waxaa uu kamid yahay musharixinta Soomaalida ee ardayda ku qalqaalinaya inay doorashadsa ka qeyb qataan, wuxuuna u warramay weriyaha BBC-da ee Mareykanka, Maxamed Xaji Xusseen Shiine.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here