Nin 37 sano ka dib naag uu qabay cunug u dhashay

0

 

 

 

 

 

 

 

Nin Afrikaan ah ayaa naagu qabay 37 sano isagoona intaa wax caruur ah u dhalin

Nin kaa iyo naagtaan ayaa u sabray in ay helaan caruur iyadoona ilaah siiyey oowlaad guurkaada 37 sano ka dib taa oo la dhihi karo waa sabar uu qof ku sabro qadarka Alle

Ninkaan haduu Soomali ahaan lahaa maxaa dhici lahaa in xaaskiisa lagu diro oo la dhaho waa ma dhasho iska fur ama.mid kale guurso si aad caruur u heshid laakiin

 

Ninkaan Afrikaanka ah ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu 37 sano ka dib cunug loo dhalo xili uusanba filaneynin

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here