Sticky: OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS MUHIIM AH DUGSI CASRIGA AH EE FATXUL KHAYR BISHAARO QIIMABADA EE U SIDAA DADKA SOOMAALIYEED EE KUNOOL DAL IYO DIBAD

0

 

 

 

 

 

 

Ogaysiis Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha dalka iyo dabadaba iyo qurbjoogta jecel barashada diinta islaamka.

waxaa laguu furay machad la magacbaxay fatxulkhayr oo ku yaal magaalada hargaysa oo lagu baran doono xifdiga quraanka iyo Shareecada islaamka iyo barashada duruusta Diiniga
Dugsi casri ah Oo Bishaaro Qiimo Badan U Sida Qurbajoogta soomaaliyeed Meel Kastoo ay ku noolyihiin aduunyada.

Waxaana lagu baran Doona hab casri ah oo online ah skype waxaana dhigan doona carruuurta , dadka waweyn, qoysa iyo qof qofba adigoo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga ama home and work position adiga oo ku darsanaya skype ; fadxul markaad intaagaliso waxaa kuusoobaxaya machadu fatxulkhayr.

waxaa Dugsiga fatxul khayr Ee Barashada Diinta Waxa Uu Qadanayaa Arday Cusub Oo Ka Kooban Rag , Dumar , Caruur Qof Kasta Waxa Looga Bilaabayaa Meesha Ku Haboon Insha Allah

Asigoo waliba Galaasyo bilaw ah sida higaadoo bilaw ah carabi bilaw ah qur aan bilaw ah xadiis bilaw ah tajwiid bilaw ah siiradah rasuulka oo bilaw ah slh wslm iyo waliba axkaamta salaada iyo xaqa waalidka iyo waliba wacdi guud
CASHARADA WAXA AAD HELI KARTAA BILOW . DHEXDHEXAAD IYO MURAAJICO
KA FAAIDAYSO Machadka fatxul khayr
Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.

COURSES PAGE :

Maadooyinka ardayda la barayo : –
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Carabida
4) Xadiithka
5) Caqiiqda islaamka
6) Fiqhiga
7) Siirada nabiga ﺻﻠﻰ ﺍﻟﻠﻪ ﻋﻠﻴﻪ ﻭﺳﻠﻢ
8) Tarbiyadda caruurta
9) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
10) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
11) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Manhaj tayo waxbarasho leh oo sifudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
Wakhtiga waxbarashadu waxa uu ku xiranyahay ardaydu xilliga ay baran karaan Ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahado Anfaci doonta mustaqbalkiisa adaba kafaa’ idayso machadka fatxul khayr.

Wixii faahfaahin kala xiriir maamulka dugsiga : –
Tell Free: +1218535770
Whatsap: +252634054279
Viber: +252634054279
Imo: +252634054279
Skype: fadxul markaad intaagaliso waxaa kuusoobaxaya machadu fatxulkhayr
Gmail: mustafefarxaan1435@gmail.com

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here