Prof Osmaan Dufle oo lagu been abuurtay si wax loogu dhimo shaqsiyadiisa qofnimo

Prof Osmaan Dufle oo xiligaan ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare mudane ahaa dhaqtar  sama fal weyn ka geystay dhanka Cafimaadka ayaa bulsha caalamka iyo gudaha dalka ku leh magac isagoona dhawaan la gudoonsiin doono bilada  aduunka ugu qaalisan ee dhanka hor markiisa

Shaqsiyaad  oo diidan hur markiisa ayaa  webaydka  Soomaliga ku soo bandhigay war been ah iyadoona markaan barnay warka  jiri taankiisa uu noqday mid been abuur ah

warka ayaa looga been abuurtay Xildhibaanada  beesha Mudulood oo ah kuwa ku dadaala nabada iyo dowlad wanaaga iyagoona ah kuwa  siweyn u taageersan dowlada Federaalka waligoodna ahaa dad nabada jecel

Warka ayaa looga gol lahaa sida leysaga hor keeni lahaa dowlada iyo Beesha Mudulood oo awood mugleh ku leh caasimada Soonaliya  la aantoodna  dowladu ka shaqeyn karin Soomaliya

Prof  Dufle oo lagu yaqaano  nin nabada jecel oo aan qabiilka ku dhaqmin Soonalidana isugu mid tahay  ayaa laga raali galinayaa warka  laga qoray masuulka

Prof oo ah shaqsi wanaagsan  oo Soomalinimada kuweyntahay ayaan waxaase iyo wax u dhow laga filaneynin waana aabaha dhaqaatiirta Soomaliyeed

 

 

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII