Qarax ka dhacay Gobalka Hiiraan.

0

Wararka laga helayo Gobalka hiiraan ayaa sheegaya in Qarax lalal eegtay  ciidamo ka tirsan kuwa Jabtuuti oo marayay  deegaanka Buurweyn ee Gobalkaasi

Qaraxa ayaa la sheegay inuu qabsaday  qeybta hore ee gaari gaashaaman oo ay ku xirnaayeen qalabka miinooyinka baara.

Dadka Degaanka ayaa KNN u sheegay in jug xoogan ay maqleen, islamarkaana waxaa ay arkeen gaari ay leeyihiin Ciidamada Jabuuti uu halkaasi qaraxa ku haleelay.

War ka soo baxay Al-Shabaab ayaa waxaa ay ku sheegeen in khasaaro ay gaarsiiyeen ciidamada Jabuuti, islamarkaana ay gubeen Gaari ay leeyihiin Ciidamada Jabuuti.

Ma jiraan weli Wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha ciidanka Jabuuti ee ku sugan Gobalka Hiiraan, kaasi oo ku aadan in ay faahfaahin ka bixiyaan qaraxaasi.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here