Ra iisal wasaare Kheyre oo gudiga taakuliinta oo magacaabay magacayada

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre waxa uu shalay magacaabay Guddiga Taakuleynta iyo Tabarrucaada Qaranka oo dhammaantood laga soo xulay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Xubnaha Guddiga waxa ay kala yihiin;

1. Cabdullaahi Maxamed Shirwac, Guddoomiye
2. Maxamed Yuusuf (Tigey), Guddoomiye Ku Xigeen
3. Sh. Nuur Baaruud Gurxan, Xubin
4. Sh Bashiir Axmed Salaad, Xubin
5. Caasho Shaacuur Ugaas, Xubin
6. Aamina Xaaji Cilmi, Xubin
7. Sh Cabduqaadir Sh Maxamed (Soomoow), Xubin
8. Sh Cali Maxamuud Xasan (Wajiis), Xubin
9. Sh Yuusuf Cali Caynte, Xubin
10. Khadar Ismaaciil, Xubin
11. Sucdi Daahir Diiriye, Xoghaynta Guddiga

F.G: Si looga fogaado in lacagaha lagu tabarruco aysan ku dhicin gacan khaldan, fadlan guddigan halagu soo hagaajiyo. Iyaga ayaan kula xisaabtamaynaa lacagaha ay qaadeen iyo meelaha aynku bixiyeen.

Mahadsanidiin

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII