Ra’isul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia Xasan Cali Kheyre oo biooqasho kadis ah ku tagay degmada Dayniile

Ra’isul Wasaaraha xukuumada federaalka Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa maanta barqadii gaaray degmada Dayniile ee gobolka Banaadir halkaasoo sii diiran loogu soo dhoweeyey.

Waxaa Raisul-wasaaraha ku wehliya booqashadiisa masuuliyiin ka tirsan dowlada oo isugu jira maamulka gobolka Banaadir, wasiiro, xildhibaano iyo saraakiil ciidan.

Raisul wasaaraha iyo xubnaha la socda ayay wararka qaar sheegayaan iney halkaas ku leeyihiin kulan looga hadlayo amaanka kaasoo ay ka qeyb galayaan guddoomiyaha gobolka Banaadir, wasiiro iyo taliyeyaasha ciidamada amaanka qaarkoood.

Intii Raisul wasaaraha & wafdigiisa ay joogeen degmada dayniile ayaa waxay booqdeen qeybo ka mid ah degmadaas, iyadoo xaflad lagu soo dhoweynayo ay haatan ka socoto hotelka Tropical Village oo ku yaalla degmadaas, waxaana dhinaca kale si weyn loo xoojiyey amaanka degmada.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII