Salaad Cali Jeelle oo ka hadlay amniga iyo dooda G/Shacabka

0

 

 

 

 

 

 

Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Salaad Cali Jeelle oo Wareysi gaar ah siiyay warbaahinta ayaa si kulul uga hadlay xaaladda Amni ee dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Ugu horreyn Siyaasiga Salaad Jeelle ayaa carabka ku dhuftay in Al Shabaab ay ka faa’iideysanayaan xubnaha Mucaaradka ah ee ku jira Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ay jiraan siyaasiyiin iyo dowlado shisheeye oo ku howlan duminta Qaranka, isaga oo abaaray dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta.

Ugu dambeyn Siyaasiga caanka ah ee Salaad Cali Jeelle ayaa hoosta ka xariiqay in ay jiraan siyaasiyiin badan oo sugi la’ muddada xil heynta dowladda hadda jirta.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here