Shan Xisbi Siyaasadeed Oo Cabsi Ka Qabaan In Madaxda Dowlada FS Waqti Kororsi Sameeyaan

0

 

 

 

 

 

 

 

War Saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen Xisbiyada Siyaasadeed ee Ilays, NDP, UPD, Wadajir & NPP, ayaa looga hadlay doorashada dalka iyo sidoo kale Mudo kororsi laga cabsi qabo in ay sameeyaan madaxda talada dalka xiligan heysa.

Xisbiyadan waxa ay walaac xoogan ka muujiyeen in la kordhiyo mudo xileedka Madaxda talada haysa, waxa Xisbiyada ugu baaqeen labada golle ee Baarlamaanka in ay turxaan bixin ku sameeyaan sharciyada doorashooyinka.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiyadan.

 

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here