Sheekh Shaakir oo magacaabay Guddiga Amniga

 Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa dhowaan martigelineysa shirweyne lagu dhameystirayo heshiiskii ay horey u wada gaareen maamulada Galmudug iyo Ahlusuna.

Dhuusa-mareeb ayaa iksu diyaarineysa soo dhaweynta wufuud kala duwan oo dhinacyo kala duwan ka socda, waxayna isugu jiraan wufuud ka kala socota Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo xubno ka socda Beesha Caalamka.

Madaxa fulinta xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magacaabay Guddi amni oo ka shaqeynaya sugidda amniga shirweynaha ka dhacaya Dhuusa-mareeb.

War-saxaafadeedka ka soo baxay xafiiska Madaxa fulinta Xukuumadda Galmudug waxaa warbaahinta u aqriyay Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula.

Xubnaha la magacaabay ayaa waxa ay kala yihiin:-

  1. C/laahi Cabdi Raage     (Guddoomiyaha Guddiga Amniga)
  2. C.naasir Axmed Jaamac Xubin   (Xubin)
  3. Maxamuud Yaasiin Faarax          (Xubin)
  4. Cabdi Galad Muxumed Qeyrshe   (Xubin)
  5. C/laahi Maxamed Aadan             (Xubin)
  6. Maxamed Aadan Axmed             (Xubin)
  7. Bashiir Sheeekh Axmed              (Xubin)
  8. C/xakiin Maxamed C/raxmaan     (Xubin)
  9. Mahad Cabdi Xirsi                       (Xubin)
Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII