Shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada oo Maanta ka furmay Muqdisho

Shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya iyo Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa Maanta ka furmay Magaalada Muqdisho,waxaana ka qeyb galay Madax ka tirsan Bankiga Adduunka.

Shirka ayaa looga hadlayaa sidii Ganacsatada Soomaaliyeed ay u bixin lahaayeen Canshuurta si loo hormariyo Dalka islamarkaana loogu sameeyo Dib u dhis.

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shirkaan ku dhawaaqay in la qaban doono si Ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda ay uga wada hadlaan Arrimaha Canshuuraha iyo sidii Ganacsatada ay Canshuurta u bixin laheyd.

Xasan Cali Kheyrre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda ayaa ka qeyb geli doona Shirka u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII