Soomaaliland Oo Maanta Go’aan Ka Gaareysa Khilaafka U Dhaxeya Guddoonka Golaha Wakiilada

Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland kulan ay ku yeeshaanWakiilada Maamulkaasi gudi ay u sareen  kaas oo ay uga hadli doonaan khilaafka ku aadan doorshadii Guddoonka sare ee Golaha Wakiilada Maamulkaas.

Xubno ama laba Guddi ka kala socda labada dhinac ee isku heesta Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Cabdiraxmaan Tanyanle iyo Baashe Maxamed Faarax,in ay keenan cadeymo ku aadan cida sida rasmiga ah ugu guuleysatay gudoomiyaha Golaha Wakiilada Maamulka Soomaaliland.

Dhanka kale 30 ka mid ah  Xubnaha Golaha Wakiilada oo Warbaahinta la hadlayay ayaa waxa ay sheegeen in ay iyagu siiyeen codkooda Cabiraxmaan Maxamed Tanyanle.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII