Tababar Mudo Labo Maalin ah U soconayay Shaqaalaha Gobalka Banaadir Oo Soo xiray Gudoomiyaha Maamulka Iyo Maaliyada Gobalka Banaadir

0

 

 

 

 

Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka Gobolka Banaadir ee dhanka Maaliyadda ibraahim Cumar Mahad alle ibraahim dheere ayaa Maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar Tababar ugu soo xiray Shaqaale ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir.

Tababarkaan oo Mudo Labo Maalin ah soconayay ayaa waxaa loo qabtay Saddex Waax oo kala ah Shaqada iyo Shaqaalaha,Maaliyadda iyo Waaxda Iibka Dowlada Hoose ee Xamar.

Guddoomiye Kuxgeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Ibraahim Cumar ayaa Mahadcelin kadib sheegay in shaqaalaha Guta waajibkooda Tixgelin la siin doono kuwa aan waajibkooda ka soo bixina lala xisaabtami doono.

Sikastaba ha ahaate Tababarkan ayaa bixinaye aqooyahan Soomaaliyeed Kaa oo lagu magaacabo Laki waana shaqsi aqoon leh qaabka moorarlkooda loo dhiso shaqaalaha Dowladda Hoose ee Xamar aya waxaa ka go’an Kor u qaadista Aqoonta Shaqaalaha Dowladda Hoose iyo Maamulka Gobolka Banaadir si shaqada ay u hayaan Bulshada soomaaliyeed ay u noqoto mid Hufan.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here