Talyaaniga oo badbaadiyey Tahriibayaal Gaaraya 26.206 oo qof  ilaa Jimcihii

Ku-Dhawaad Saddex Kun Oo Tahriibayaal Oo Laga Soo Badbaadiyey Xeebaha Dalka Libya.

Hadal ka soo baxay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in Muhaajiriintaasi shalay laga soo badbaadiyey iyagoo doonyo ku marayey Badda Mediterranean-ka si ay u gaaraan Europe.

Gurmadkaasi ayaa qaatay 22 Hawlgalo kala duwan oo ay Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga xiriirinayeen.

Markabka Aquarius oo ay leedahay Hay’adda Dhakhaatiirta aan Xuduudka Lahayn ayaa la sheegay inay soo badbaadiyeen 946 qof oo ay ku jiraan 200 oo qof oo aan qaan gaarin oo aysan waalid la soconin.

Tahriibayaasha uu Markabkaasi soo badbaadiyey ayaa la sheegay inay la socdeen 9 dooni alwaax ah iyo kuwo nooca la buufiyo ah.

Dowladda Talyaaniga ayaa sheegtay in 26.206 qof laga soo badbaadiyey Xeebaha Libya tan iyo Jimcihii la soo dhaafay.

Qolka jacaylka iyo kaftanka wanaagsan

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII