Waa Kuma Gudoomiyaha Cusub Ee Degmada Howlwadaag Ee La Magacaabay

0

 

 

 

 

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisoow) ayaa isbadal ku sameeyay maamulka degmada Howl-Wadaag ee Gobalka Banaadir.

Gudoomiye Yariisoow ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Degmada Howl-Wadaag Mudane Cabdikariin Cali Kaar waxa uuna u magacaabay degmadaasi  Mustaf Cali Khayre oo sida ay sheegayaan wararka dayniile ay ka heleyso Gobolka.

Waxaa uu Gudoomiye Yariisoow isbadalada uu ku sameynayo gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir uu u dhacayaa qaab aan la dareemeyn maadama mid mid uu xilka kaga xayuubinayo iyadoo maamuladii ka horeeyay ay magacaabista iyo xil ka qaadista u mari jiray hanaan wadareed ah.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here