Wadooyinka Muqdisho oo Maanta xiran

0

 

 

 

 

 

Waxaa Maanta inta badan xiran Wadooyinka Muhiimka ah ee Magalada Muqdisho,iyada oo Gawaarida dadka Shacabka ah wataan loo diidayo inay maraan.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xiray koontoroolada laga soo galo Magalada Muqdisho iyo Isgoysyada Magalada Muqdisho,waxaana maanta badi Shacabka ay wada lugeynayaan.

Sababaha loo xiray Wadooyinka Muqdisho ayaa waxa ay tahay,waxaa saacadaha soo socda kusoo wajahan Magalada Muqdisho Madaxweynaha dalka Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Amniga Magalada Muqdisho ayaa maanta aad loo adkeeyay,waxaana Wadooyinka waaweyn ee Muqdisho lagu arkayaa Ciidamo isugu jira Boolis iyo Millateri.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here