Wajiga Koowaad Ee Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Hir-Shabeelle Oo Soo Gaba Gaboobay

Waxaa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle Maanta ku soo gaba gaboobay Wajiga koowaad ee dhageysiga khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle.

Ilaa Afar Musharax ayaa Maanta qorshuhu ahaa in ay jeediyaan khudbadahooda mushaarxnimo balse waxaa Goobta ka maqnaa Musharax  Cabdinaasir Shirwac Maxamed oo aan Jowhar ku sugneyn.

Musharixiinta khudbeeyay Maanta ayaa kala ahaa

Iyo Cabdi Faarax Sharaawe Laqanyo

Ugu dambeyn Guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle ayaa ku dhawaaqay in Musharax Cabdinaasir Shirwac Maxameduu uu ka mid noqon doono Musharixiinta Maalinta Berito ah khudbeyn doono.

Doorashadii horay uga dhacday Magalada Jowhar ee uu ku soo baxay Cali Cabdullaahi Cosoble iyo tan Maalinta Sabtida ah ayaa kala duwan, ilaa 8 Musharax ayaa haatan u taagan xilka Madaxweynaha Hir-Shabeelle halka tii hore ay ku tartameen laba Musharax oo kaliya.

 

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII