War deg deg ah gaari dad ku rasaaseeyey xaafada siigaale iyo meyd yaalo Isgooska Bukaaraha

Waxaa wax yar ka hor ka dhacay  israsaaseen ah oo ay sameyeen rag hubeysan oo watay gaari kuwa Raaxada ah

Sida la sheegay dhowr qof ayaa wax ku noqday halka warar aan la hubin sheegayaan in  qaar dhinteen ay jiraan

Gaariga dilka iyo weerarka geystay ayaa goobta ka baxsday waxa muuqata in ay xaafada dadka dagnaa ay ku abuurtay israsaaseyntaas cabsi iyo wal wal

Dhanka kale.mar aan hada soo.marnay agagaarka  Isgooska Buukaraha ayaa la sheegay in uu yaalo.meyd aan.la ogeen in uu askari yahay iyo in kale  waxaana goobta soo buuxiyey ciidamo badan oo hubeysan oo baarayo  shaqsiga la dilay iyo cida dishay

Xaalada magaalada Muqdisho ayaa maal mahaa  ah goobo halis oo ay ku soo badanayaan dadka wax dila iyo kuwa wax qarxiya

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII