War deg deg ah Hoobiyaal ku soo dhaxayo magaalada Muqdisho

Waxaa waxyar ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho lqba Hoobiyey oo lqga soo tuuray goob ka baxsqn magaalada iyagoona ku soo dhacayaan goobo aan la ogeyn

Hoobiyaasha ka dib ayaa la maqalay rasaas xoogan oo  dhacay mana cada cid ay ku ridayaan  Rasaas iyo kooxaha ay u dhaxeyo

Magaalada Muqdisho ayaa caawa oo ah Rabadaan koow  lqguna soo dhaweeyey Hoobiyaal

La soco dayniile.com

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII