War deg deg ah laba qarax oo waaweyn oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Rasaas culus oo.la maqalay

Waxaa wax yar ka hor laga maqlay magaalada Muqdisho laba qarax oo xoogan kadib mar qur ah baa waxaa dhacay Rasaas xoogan

Wali.macada goobta uu ka dhacay  waxaa  qeybma.ka mid ah ka dhacay qarax

Qarax ayaa ku soo aadayo Bari oo ah maalinta koow ew soon waxuuna qarax ku aadan yahay dhanka Warshada Caanaha

Qaraxaan ayaabku soo aaday xili amaanka Muqdisho aad loo adkeeyey lagana nastay qaraxyada

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII