War deg deg ah masuul ka tirsan degmada Howlwadaag oo caawa la dilay

Waxaa  wax yar ka hor degmada Howl wadaag  lagu dilay masuul ka tirsan maamulka Howlwadaag masuulkaa oo caan ka ah degmada

Masuulkaan la dilay ayaa lagu magacabaa   Jabloos waxuuna ahaa dadkii hore caanka ka ahaa degmada Howlwadaag

Ragii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday waxaana  wali yaalo laamiga meydka yalaa  laamiga

Degmada howlwadaag ayaa u muuqata mid amnigeeda sii xumanayo mudooyibkaan

Waxaase cajiib ah in wadooyinka dhan ay ciidamo dhooban yihiin kuwaa oo aan waxba ka qaban dilka markoow dhaco

 

 

 

Dhageyso warka maanta  

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniileweb@gmail.com

TEL 00252618895064

English News
WARARKII