War deg deg ah Suuqa Bakaaraha oo gubanooyo

xooggan ayaa goor dhow oo caawa ah ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho oo ah suuqa ugu weyn ganacsiga Somalia.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in dabku uu ka bilowday qeybta harqaamada iyo meelo kale oo ku dhow goobihii uu baabi’iyey dabkii todobaadyo ka hor qabsaday isla suuqan.


Dadweyne fara badan oo ganacsi ku leh Suuqa iyo gaadiidka dab demiska ayaa halkaas ku sii cararaya, waxaana aad u kacsan xaalada Suuqa.

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco wararkeena ugu horeeya Insha Allaah

 

 

 

 

 

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII