War deg deg Wasiirka arimaha gudaha oo maalinta khamiista shirka golaha wasiirada hor geyn doono xil ka qaadista gudoomiyqha Gobolka Banaadir

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Eng: Maxamed Cabdi Sabriye  ayaa  diyaariyey warqad xilka looga qaadaayo gudoomiayaha gobolka Banaadir ahana duqa gobolka Mudane Taabit iyadoona war qada xilka qaadista loo daliishtay   iibinta dhulka Hantida qaranka Soomaliya

Dhulka uu maamulka cusub ee Gobolka Banaadir  ee Hantida qaranka  bixiyey ayaa ku kala yaalo Ceel Gaabtii hore iyo Iskool Boliisiyo   iyadoona dhulka durba lagu bilaabay dhismo

Wasiiirka arimaha  gudaha ayaa maalinta  khamiista soo soxota hor geen doono shirka golaha wasiirada sida aan ka soo xiganay ila hoose oo ka ag dhow wasiirka

War hoose ayaa sheegayo in mudane Taabit lagu badali doono 3 shaqsi  midkod oo kala ah

1 Cadgaboow oo horay xilkaa u soo qabtay dhowr sano ka hor

2  Ahmed Wasgitoon  iyo Maxamed Cali Ameerika

Sedaxda shaqsi ayaa ah dadka xaqa u leh maamulka gobolka Banaadir waxeyna ka soo jeeda beesha  loogu yimid magaalada Muqdisho

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII