Wararkii ugu dambeeyay ee magacaabista Golaha Wasiirada


Qabanqaabadii ugu dambeysay ee lagu magacaabaayo Golaha Wasiirada ayaa ka socota Xarunta Madaxtooyadda sida ay sheegeen ilo lagu kalsoon yahay..

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in galabta ama Caawa uu ku dhawaaqo golaha Wasiirada.

Ilo ku dhow Madaxtooyadda ayaa risaala u sheegay in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu soo dhameystiray Liiska Golaha Wasiirada.

Dhageyso warka maanta

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka 001 7128328110

English News
WARARKII