Wasaaradda Waxbarashada Oo Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare oo la shaaciyey

0

 

 

 

 

 

Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare, kadib markii uu dhawaan fashilmay Imtixaankii ay qaadeysay Wasaaradda,markii la helay qishka Maadooyin ka mid ah Imtixaanka.

Imtixaanka ayaa bilaaban doona 27-ka Bishaan,waxaana uu socon doonaa ilaa 31 Bishaan May ee sanadkan 2019, waxaana xusid mudan in Imtixankaan oo ku celis ah ay dood badan ka dhalatay markii inta badan ay ardayd Soomaaliyeed diideen.

Hoos Ka Akhriso Jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee dalka

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here