Wasiir Islow “Ma ahan in la siyaasadeeyo howlgalada Ciidamada”

0

 

 

 

 

 

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa sheegay in markii dhibaatooyin kala duwan ay ka dhacay Muqdisho iyo gobolada kale ee dalka ay ku farxaan Cadawga ddaka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in xilliyadaas ay dhacdooyinkaas dhacaan la arko dad siyaasadeeynayo,hayeeshee aan la arkeyn kuwa ka hadlaya horumarka ay sameysay dowladda federaalka Soomaaliya.

”Waxaan leeyahay Shacbaka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan yaan amniga la siyaasadeyn,amnigui siyaasad magalo,cadawga markii uu dhibaato geysto waa la siyaasadeynayaa markii horumar la gaarana ma arkeysid cid hadleysa.

Sidoo kale Wasiir Islow waxa uu sheegay in wadooyinka Magalada Muqdisho oo dhan aysan xirneyn,hayeeshee wadooyin kooban oo amniga laga sugayo kaliya la xiray,halkaas ay Ciidamada Amniga hoowlo baaritaano ah ka wadaan.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here