Wasiirka Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya oo booqday Kaamam Baydhabo ku yaala.

0

 

 

 

Wasiirka Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Xukumada Fedaraalka Soomaaliya Kormeerey Qoysaska Barakacayasha ah ee ku sugan Kamamka Ku ylaa Duleedka Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Kormeerka uu maanta ku tagay Kamamka Ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo wasiirka gar gaarka iyo Maareynta masiibooyinka Dowladda Fedaralka Soomaaliya ayaa waxaa ku wehlinaayay wasiir ku xigeenka Gargaarka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed.

U jeedka Kormeerka ayaa Wasiiradu ku sheegeen Sidii ay ugu kuur gali lahayeen Xaladda Noolaleed ay ku sugan yihiin Barakacayaasha ku Nool Duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Waxaa Sido kale Kormerka qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Guddiga hay’adda Qoxotiga iyo Barakacayaasha Dowlad Goboleedka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Guddiga hay’adda Qoxotiga iyo Barakacayaasha Dowlad Goboleedka, Abdiqaadir Ali Maxamed iyo Wasiir kuxigeenka gar gaarka Koonfur galbeed Soomaaliya Abdikadir Sheekh Ali Baraka oo ka warmey xaladda Qoysaskan Barakaciyaasha ee Ku jira Xerooyinkan iyo wax yaabaha ay u baahan yihiin in laga caawiyo ayaa sheegay in ay muhiim tahey inla taageero dhinacyada hoyg,Waxbarashadda iyo cuntada.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here