Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Mareykanka.

0

 

 

Kulanka ay wada qaateen wasiirka maaliyada iyo Safiirka dalka mareekanka ayaa waxaay kawada hadleen Arrimo ay ka mid ahaayeen sida dib u habeynta hanaanka Maaliyadda dalka, iyada oo la tixraacayo heshiiskii Hay’adda IMF ee hagaajinta dhaqaalaha dalka.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxa uu kulan gaar ah la qaatay safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb, Donald Yamamoto

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr Beyle ayaa sheegay in kulankaas uu ahaa mid guul ku soo dhamaaday,isla markaana uu rajeynayo in hagaajinta dhaqaalaha dalka uu sahli karo deyn cafinta Soomaaliya.

“Waxaan ku faraxsanahay taageerada uu na siiyo Mareykanka ee ku aadan dib u hagaajinta dhaqaaleheena, Xasiloonida Maaliyadeed iyo rajada miro dhalka ah ee deyn cafinta Soomaaliya” ayuu yiri Wasiir Maaliyada Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 3603984282

TEL Maraykanka 3603984282

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here