Weerar dhimasho iyo dhawaac sababay oo ka dhacay Gaalkacyo

0
Inta la xaqiijiyay Hal askari oo ka tirsan booliska Galmudug ayaa dhintay laba kale dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii rag hubeysan ay rasaas ay ku fureen xilli ciidamada ay ku sugnayeen kontoroolka koonfureed ee Gaalkacyo.

Saraakiisha Ciidanmada Booliska ayaa xaqiijiyay in Dhimashada iyo dhaawac ayaa ay timid kadib markii askarta iyo kooxda hubeysan ay ku murmeen bixinta lacag laga rabay baabuur taageyd koontaroolka.

Labada ku dhaawacantay rasaasta la furay ayaa la sheegayaa in la geeyay isbitaalka weyn ee  Gaalkacyo Halkaasi oo lagu dhabiinayo xaaladooda Caafimaad.

Ragii dhimashada iyo dhaawac ka geystay koontarolka ayaa la sheegayaa in ay goobta ay ka baxsadeen iyadoona goobta ay gaareen ciidamo ka tirsan Booliska Galmudug.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here