Weerar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Iran

0

Ugu yaraan Saddex ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Qarax baabuur oo ku qarxay meel u dhow saldhigga booliiska koonfurta bari ee magaalada Chabahar ee dalka Iran sidda ay sheegeen Hay’adda Ammaanka dalkaasi.

Qarax gaari ayaa lagu weeraray Saldhiga, xilli halkaasi ay ku sugnaayeen Ciidamo badan oo Boolis ah sidda uu warbaahinta u sheegay Gudoomiyaha gobolka weerarku ka dhacay.

Argagixisadu waxay weerareen saldhiga booliska Chabahar waxa ay la  socdeen gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay,” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka Sistan-Baluchestan, Rahmdel Bamari.

Qaraxa ayaa waxaa xigay weerar toos ah oo  ay ku qaadeen Saldhiga Koox hubeysan oo daba socotay gaariga Qaraxa siday.

Untitled Document

Ka Dhageyso War Dag Dag Ah Mobile-kaada 001 7127755624

TEL Maraykanka 7127755624

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here