Xildhibaan Cabdi Saabir Nuur Shuuriye oo noqday Xildhibaanka kaliya ee diidaay in dalka laga mamnuuco

shirkads DP World Ee Dekada Berbera Itoobiya ugu gacangalisay.

WAA KUMA XILDHIBAAN SAABIR.

17 Bishii 2017 December Xeerilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir oo Maanta Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Guddoonka Sare ee Golaha Shacabka ay u gudbiyeen Warqad Golaha Shacabka looga dalbanayo in ay Xasaanadda ka Qaadaan Labo Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka,

Labadaas Xildhibaan mid ka mid ah waa Xildhibaan Saabir.

Waa Kuma Xildhibaan Saabir

Magaciisa Oo buuxa waa Cabdi saabir Nuur shuuriye waxuuna Ahaay Xildhibaankii Ku Guuleystay Kursigii ugu danbeyay Ee beesha reer xaaji Saleebaan/Heysow.

Waxuu Cabdi Saabir Nuur Shuuriye uu helay 45 cod, Waxaana Goobta Ka maqnaay Musharaxii La Tartaamye Oo ahay Wasirkii Arrimaha gudaha Dowladsi shariif sh.axmed madaxweynaha ka ahaay Sheekh Cabdulqaadir Cali Cumar goobta wuu ka maqnaay Saabir Kursigaas waxa uga baxa lacag ka badan Shan boqolka Oo kun Oo Dollar.

Wajiga Dhabta Xildhibaan Saabir

Cabdi Saabir nuur shuriye ilo lagu kalsoonyahay Oo qarabadiisa ah waxa ay inoo xaqiijiyeen in uu ka tirsanyahay Hey’ada sirdoonka imaraatka oo lagu magacaabo National Electronic Security Authority Oo losoo gaabiyo NESA.

waxuu ku ganbadaa magaca xildhibanimada Waana ninka Ugu muhiimsan Ragga ay imataatka ku leyihiin Barlamaanka Somaliya Safaradiisa inta Ugu badan waxuu ku Qataaa dalka imaraaatka

Markii xeer ilaaliyaha qaranka codsanaye in xasaanada laga qaado waxa uu ku sugnaay Dalka imaraatka Si uu warbixino uga dhageystaan sirdoon imaraatka loo yaqano National Electronic Security Authority.

Dhageyso warka maanta  

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniileweb@gmail.com

TEL 00252618895064

English News
WARARKII