Xildhibaan mahad Salaad oo ka hor yimid in canshuur qaado wasaarada Maliyada

Waa wax aad looga xumaado hadalka kasoo yeeray Wasiirka Maaliyada ee ah “in ganacsatada reer Mogadishu hadii aysan bixinayn lacagta lagu soo rogay ay badeecadooda kala soo dagaan Dekada Kismaayo”. Hadalkaasi ma’ahan hadal qof mas’uul dowladeed ah uu ku hadlo, waana in Wasiirku raali gelin ka bixiyaa

.

Sidoo kale waxaan ka digeynaa in Wasaarada Maaliyada qaado lacago baad ah oo aan waafaqsanayn nidaamka maaliyadeed ee dalka u yaala.

Annagu ma diidanin in dowladu canshuur qaado lkn canshuurta waa in ay leedahay sharciyad lagu qaado, dalka oo dhana laga qaado oo reer Mogadishu kaliya aan lagu gaar yeelin.

Sidoo kale waxaan ka codsanaynaa Gudoonka Golaha Shacabka in kalfadhiga Golaha Shacabka xiligiisii lagu furo oo aan dib loo dhigin si loo dardar geliyo howlaha u yaala Golaha.

Mahadsanidiin.

Hon. Mahad Salad

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII