Xildhibaan xaggee jirtay

Xildhibaanada hadda ka hortaagan doowladan xasan kheeyre ineey horey u tallabsato waa su’aal ???xaggey jireen 4tii sano ee Damjadiid oo lagu dilay magaalada Muqdisho 14 xildhibaan intooda badan kasoo jeeda hal dhinac, waxa ayna ahaayen kuwo dilkooda aan u dhexeen muddo farabadan.

1-Isaaq Maxa’ed Riino 21 April, 2014, Muqdisho

2-C/casiis Isaaq Mursal 22, April, 2014, Muqdisho

3-Maxa’ed Maxa’uud Xayd 3 July, 2014, Muqdisho

4-Saado Cali Warsame 23 July, 2014, Muqdisho

5-Sheekh Aaden Madeer 1 August, 2014, Muqdisho

6-C/llaahi Qayad Barre 9 Febuary, 2015, Muqdisho

7-Cumar Cali Nuur (Furdug) 20 February, 2015, Muqdisho

8-Maxa’ed Ducale Muse (Xaji-kafe) 20 Febuary, 2015, Muqdisho

9-Yuusuf Dirir 23 May, 2015, Muqdisho

10-C/llaahi Maxa’uud Xuseen (Bantu) 25 July, 2015, Muqdisho

11-Cabdi Maxa’ed Abdidoon 1 November, 2015, Muqdisho

12-Maxa’ed Axmed Gurxan 7 November, 2015, Muqdisho

13- Weerarkaas dadka lagu dilay,waxaa kamid ahaa Xildhibaan Cabdullaahi Jaamabac(Kaboweyne) muqdisho

14- Xildhibaan Maxamuud Maxamed Guure ,muqdisho

Akhristayaasha qoraalkeyga waxaan rabaa in aan la wadaago.

kee gardaran ? Kee sharciga ku taagan? Kee ummadda maslaxad u ah? Kee shaqadiisii lagu fara galiyey? Sharciga dalka midkee ku dhaqmaya? Miyaan sida dastuurka dalku qabo lagu kala saari Karin ayadoon MOOSHIN la isku dirin?

Arrintaani waxey sii fogeyneysaa isku soo dhawaanshihii Somalida. Halkii la rabey in fikrado iyo sida dalka loo horumarin lahaa lagu tartami lahaa, waxaa lagu tartamayaa qabiil iyo sidii shacabka loo kala xareeysan llahaa

Halkaan ka dhageyso wareysiga

Qolka Ay Isku Bartaan Guurdoonka Soomaaliyeed 

Mareykanka 001 7124326996 

United kingdom 00443306061358

Sweden 0046840308879

Soth AFrica 0027121003058

Norway 004721939528

Belgium 003225887027

Australia 0280725143

Ausria 4312675954

RIIX Number 8 Kadibna 5454

English News
WARARKII